DHAGEYSO:- Xaalad adag oo heysata dadka ku nool gobolka Togdheer ee Somaliland

0

Xaalada Dadka ku nool deegaanada hoos taga Gobolka Togdheer ayaa aad loogu deyriyay.

Xaalada dadkaasi ayaa la sheegay in ay aad u liidato isla markaana aysan jirin wax adeegyo oo ay heystaan dadkaasi.

Dadka oo qaarkood la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in xaalad adag ay ku nool yihiin isla markaana ay u baahan yihiin gurmad deg deg ah.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay saameeyeen abaaraha ka jira gobolka Togdheer isla markaana ay u baahan yihiin gurmad deg deg ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-