Xildhibaan C/wali Maxamed Qanyare oo ku soo baxay Doorashada ka socota Cadaado

0

Maanta Magaalada Cadaado waxaa ka Bilaabatay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka soo galaya Maamul Goboleedka Galmudug.

Kursigii ugu horeeyay Doorashada Maanta waxaa ku soo baxay Xildhibaan C/wali Maxamed Qanayare Afrax,waxaan sidoo kale hadda socota Tartanka Kuraasta kale ee Aqalka Hoose ee Galmudug.

Doorashada Aqalka Hoose ee ka dhaceysa Magaalada Cadaado ayaa Maalmahaan Hakad ku jirtay,walow ay maanta dib u bilaabatay.