DHAGEYSO:- C/weli Gaas “ Puntland Wey soo dhaweyneysaa in Ciidanka la kala qaado, Waana arrin lagu farxo”..

0

Madaxweynaha Maamulka puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dadaalkii Maanta lagu kala qaaday Ciidankii isku hor fadhiyay ee Magaalada Gaalkacyo isbuucyadii la soo dhaafay ku dagaalamaayay magaaladaasi.

Waxa uu sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in Ciidanka la kala qaado isla markaana Saraakiisha Ciidanka ay ka taxadaraan in mar kale ay isdagaalaan Ciidankaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland:-

 

gaas