XOG CUSUB:- Mareykanka Oo Qorshe Adag Ka Leh Soomaaliya

0

Dowladda Mareykanka ayaa hadda waxa ay qorshe aad u adag ka leedahay Soomaaliya, iyadoo ay soo baxayaan warar kala duwan oo danahan cusub ee Mareykanka ku saabsan.

Xogtaan ayaa sheegeysa in Mareykanka uu doonayo in markaan Soomaaliya uu ka garab qabto dhibaatooyinkii sanado badan lasoo daalaa dhacay.

Waxa uu doonayaa in Soomaaliya u dhiso dowlad awood xooggan leh oo is maamuli karta, ka qabto Al-shabaab iyo daacish, isaga oo usoo mari doona dhanka dowladda Turkiga.

Waxaa lasoo sheegayaa sidoo kale in Mareykanka uu doonayo inuu maaamulo dowladda cusub ee Soomaaliya, gacantana ku dhigo dhammaan ilaha dhaqaale ee dalka.

Dalka ayuu ka billaabi doonaa shidaal qodis uu faa’ido ahaan isaga qaadan doono wax ka badan 50%, isaga oo iska dhigaya inuu yahay dal dhisaya Soomaaliya.