TOP DHAGEYSO:- Dadkii ka barakacay Gaalkacyo oo diiday inay dib u soo laabtaan, Maxay tahay Sababta ?

0

Qaar kamid ah dadka dagaalka dartii uga barakacay Gaalkacyo oo hatan kusugan deegano Katirsan gobolka mudug ayaa kahadlay kalsoonida lagu qabikaro hishiiskii galkacyo Kudhexmaray madaxwaynayasha Galmudug iyo Puntland.

Heshiiskii garoonka gaalkacyo ay kuwada gaaren galmudug iyo puntland ayaa qodob kamid ah Waxa uu ahaa in dadka magaalada kabarakacay dib loosoceliyo madamada dadkaasi ay Kudhibataysan yihin halka ay ubarakcen hayeshe dadkaasi qaar ayaa u arka qodobkaasi mid Aan suuragal ahayn xiligan oo wali ciidamadu is hor fadhiyan.

HALKAAN KA DHAGEYSO