TOOS U DHAGEYSO:- Warbixin Shir Maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

0

Shirkaan oo ay ka qaybgaleen wakiilka qaramada midoobay u qabisan Soomaaliya madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug Raysalwasaaraha Soomaaliya waxgarada labada dhinac ayaa ayaa mid looga arinsanayay Colada Magaalada Galkacyo ayaa ahaa mid ay waxgarada Gobolka mudug kusoo gudbinayeen dareenkooda ku adan colada Galkacyo iyo siyabaha loo xalin karo.

HOOS KA DHAGEYSO