TOOS U DHAGEYSO:- Aragtida Nabadoonada Gobolka Bari Ee Ku Aadan Heshiiskii Magaalada Gaalkacyo.

0

Nabadoonada Gobolka Bari ayaa Waxa ay sidiiran usoo dhaweeyeen Heshiiskii Maamulada Puntland iyo Galmudug ay ku gaareen Magaalada Gaalkacyo kaasoo ku aadanaa Nabad ka dhalata Magaalada iyo in dgaalka Gaalkacyo lajooojiyo .

Nabadoonada ayaa sidookale Waxa Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug ugu Baaqeen in Heshiiskan ladhawro lana tixgaliyo shacabka kudhibaateesan duleedka Magaalada Gaal kacyo.

Hadaba Nabadoon Cabdiqaadir Axmed xarago Waa afhayeenka Nabadoonada G/Bari Waxa uu ka waramayaa arimahaasi.

 

HOOS KA DHAGEYSO