DHAGEYSO WAREYSI:- Qaabka uu u dhacay Xukunka Maxkamad Mareynkan ah ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed

0

Xaakim ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka ay soomaalidu u badanyihiin ee dalkan Maraykanka ee Minnesota xukun ku riday dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah oo lagu eedeeyay inay taageerayeen isla markaana qorshaynayeen inay ku biiraan kooxda Daacish.

HALKAAN KA DHAGEYSO