DHAGEYSO:- War Hadda naga soo gaarey Boosaaso iyo Wadadii ugu weyneyd Magaalada oo…

0

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waa xarunta ganacsiga dowladda Puntland waxaana kasoo yeeraya cabasho xoogan oo ku aadan wada ugu weyn magaaladaasi.

Qaar kamid ah gaadiidleyda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaan kuwa ku shaqeeya gaadiidka BL-ka ama basaska ayaa ka cabanaya burbur xoogan oo ka muuqda wadada laamiga ah ee hal-bowlaha u ah Boosaaso.

HALKAAN KA DHAGEYSO