DEG DEG: Dagaal ka socda degmada Tayeeglow

0

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa ka socda degmada Tayeeglow ee gobolka Bakool sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa shalay dib ula wareegay degmada Tayeeglow ee gobolka Bakool , waxaana halkaasi iskaga baxay ciidamada Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa ah mid xoogan , waxaana lagu waramaya in ay soo qaadeen dagaalka dagaalyahanda Al-Shabaab.