DAAWO:- Xildhbaan Axmed Dayib Ka dhex Aadamey, Golaha Baarlamaanka ISRAEL iyo Waxa dhacay

0

Xildhibaan Asalkiisu Carab yahay katirsan baarlamaanka Isra’il ayaa ka dhex aadaamay fadhi ay lahaayeen Baarlamaanka Israa’il, kadib markii uu ka carooday go’aamo kasoo baxay Xukuumada uu hogaamiyo Ra’isul Wasaare Benjamin Netanyahu.

Mudanahan oo lagu Magacaabo Axmed Dayib ayaa xili uu khudbad jeedinayay kagana hadlayay Sharci cusub oo Xukuumada Isra’il ku so rogtay masaajida ayaa mar qura bilaabay in uu aadaamo isaga oo Mikarafoonka heesta.

Xildhibaanada Baarlamaanka fadhiyay qaarkood ayaana la yaabay Mudanahan geesinimada badan muujiyay una hiilinayay diinta Islaamka iyo dadka uu matalo kana soo horjeeday sharciyada cusub ee lagu soo rogayo goobaha cibaadada gaar ahaan Masaajida.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=VKGqu28tPEs