DAAWO MUUQAAL:- Faysal Cali Waraabe oo sheegay in Doorashada Soomaaliya ay Gacanta kula jiraan iyo Maamulka Goboleedyada dalka uu ku tilmaamay wax lala yaabay

0

Faysal Cali waraabe oo kamid ah Siyaasiyiinta Maamulka Somaliland, ayaa wuxuu ka halday Doorashooyinkii Soomaaliya xiligan la doonayo inay ka Qabsoomaan, Wuxuuna sheegay inayna Gacanta kala maqnaanin doonin.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in Dawlad Goboleedyada ka jira Soomaaliya ay yihiin Fidno, Wuxuuna sheegay in Beelaha Majeerteen iyo Habar-gidir ay Sheegteen Laba Dawladood iyagoo dadkii ku Noolaa Gaalkacyo Barakaciyey.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=VXiMKr4etxE