DAAWO:- Gabadhii loogu hadal heynta Badnaa Facebook maalmahaan Farxiyo Jubbaland oo soo bandhigtay waxa ku qasbay inay is Qaawiso

0

Farxiyo Jubaland oo ah gabadh Soomaaliya ayaa raali gelin ka bixisay sawirro iyo muuqaalo jirkeedu aanu asturnayn oo ay kusoo daabacday Facebook.

Waxay sheegtay inay arrintaan ku qasabtay masayr awgeed.

HALKAAN KA DAAWO