DHAGEYSO:- Xildhibaan Abshira Xasan Faarax oo sheegay inuu doonayo inuu Xasan Sheekh Maxamuud Kursiga kua tartamo sanadkan

0

Xildhibaan Abshir Xasan Faarax oo ka mid ah Xildhibaanadii waqtigooda dhamaaday ayaa Warbaahinta ka sheegay inuu yahay Musharax Madaxweyne.

Xildhibaan Abshir Xasan Faarax oo shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu doonayo inuu isbadal dhab ah la yimaado isla markaana uu yahay Musharax Madaxweyne.

Hoos ka Dhageyso Codka:-