DHAGEYSO:- Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland oo ka hadlay Arrimo Xasaasi ah

0

Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo guryeynta ee Maamulka Somaliland Cali Mareexaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Somaliland ay tahay Mamaul isku filan oo aan u baahneyn gacmo shisheeye.

Waxa uu sheegay in shacabka iyo Maamulka Somaliland ay dhisanayaan wadooyinka burbursan ee deegaanada Somaliland.

Waxa uu sidoo kale sheegay in shacabka Somaliland ay diyaar u yihiin iney ka shaqeeyaan hormarinta deegaanada Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-