DHAGEYSO:- Shir loogu hadlaayay Xaalada Caruurta Soomaaliyeed oo Dalka Swizerland lagu qabtay

0

Shir loogu hadlaayay Xaalada caruurta Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Siyoon ee Dalka Swizerland.

Shirka ayaa waxaa sidoo kale loogu hadlay joojinta Tahriibka ee dhalinyarada Soomaaliyeed.

Shirka ayaa Waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Safaarada Soomaaliya ee Dalka Swizerland, Ururada ka shaqeeya hormarinta Caruurta iyo Masuuliyiin kale.

Safiirka Safaarada Soomaaliya ee Dalka Swizerland Faadumo Insaani ayaa ka warbixiyay waxyaabaha keenay in shirkan la qabto.

Hoos ka Dhageyso Codka:-