DHAGEYSO:- Madaxweyne Cosob oo sheegay in aysan suurta gal ahayn in la waayo Xuquuqda Shacabka Gobolka Banaadir

0

Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii loo heli lahaa Xuquuqda Shacabka Gobolka Banaadir ee ku aadan Dowladda Cusub.

Waxa uu sheegay in Xubnaha HirShabeelle ee Aqalka Sare loogu baahan yahay iney ku dadaalayaan sidii ay u keeni lahaayeen Xuquuqdaasi Maqan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-