DHAGEYSO:- Dowladda Soomaaliya oo heshiis la Saxiixatay Uganda

0

Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa heshiis dhinacyo badan taabanaya la saxiixday dhigiisa dalka Uganda.

Heshiiska ayaa ka koobnaa dhinacyada iska kaashiga labada dal, Tababarada Ciidamada, Waxbarashada iyo dhaqaalaha.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa warbaahinta ugu warbixiyay Heshiiska uu la galau dhigiisa Uganda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-