DAAWO SAWIRADA:- Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo

0

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta kusoo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Dowlad goboleedka Jubbaland.

Madaxweynaha waxaa garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Mareeyaha garoonka Cabdullahi Jagadoon iyo Sarakiil kale.

Safar qaatay labo maalmood ayuu Madaxweynahu dhawaan ku gaaray Magaalada Nairobi kaas oo ujeedkiisu uu ahaa ka qayb galka shir gaar ah oo looga hadlayay hanaanka Doorashooyinka Soomaaliya oo Nairobi ka dhacay.

Shirkaas waxaa ka qayb galay Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madax kale oo ka socotay Dowlad Goboleedyada Dalka.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

2-1 1-13-2