Donald Trump oo laga tagay doorashada iyo Hilary Clinton oo guuleysan karto saacadaha..

0

Waxaa weli Dalka Mareykanka ka socota Doorashada Madaxweyne ee Wadankaasi waxaana isku dhaw Labada Musharaxa ee kala ah Hillary Clinton iyo  Donald Trump.

Hillary Clinton  ayaa hadda leh Codadka  gaaraya 197 halka Ninka la loolamaya ee  Donald Trump uu leeyahay 187 Cod.

Codadkaan oo la yiraado Electoral Votes ayaa Musharaxii hela 270 Cod waxaa uu noqonayaa Madaxweynaha Wadanka Mareykanka.