DHAGEYSO:- Waxgaradka Gobolka Mudug oo mar kale si Kulul ugu hadlay dagaalka Gaalkacyo

0

Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Mudug qaarkood oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay Dagaaladii ka dhacay Magaalada Gal-kacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Suldaanka ayaa Puntland ku eedeeyay Dagaalkaasi waxaana uu sheegay in Gar Daro ay Wado Puntland sida uu hadalka u dhigay.

Waxaa uu sheegay in Dagaalka Gal-kacyo aanay Joojin Doonin ilaa la joojiyo Wax uu ugu yeeray Garadarada Puntland.

Dagaalo Ayaa baryihii ugu dambeeysay ka dhacayay magaalada Gal-kacyo Waxaana u muuqato in uu bur buray wadahadaladii Nabada iyo Xabad Joojinta ee Puntland iyo Gal-Mudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-