DHAGEYSO:- Wasiir Nuux oo ugu baaqay dhalinyarada iney ka faa’iideystaan Wax soo saarka Dalka

0

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Nuux ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqayiney ka qeyb qaataan Hormarinta Wax soo saarka dalka.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in dhalinyarada ay kaalintooda hormarineed ka qaataan wax soo saarka Dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-