DHAGEYSO:- Wasaarada Cayaaraha Somaliland oo go’aano adag soo saartay

0

Wasiirka Wasaarada Cayaaraha ee Maamulka Somaliland C/llaahi Faarax oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay dagaal dhex maray taageerayaasha labo gobo oo ku cayaaraayay Garoonka Magalaada Hargeyso.

Waxa uu ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen, waxa uuna u mahad celiyay Ciidamada amaanka ee Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-