DHAGEYSO:- Shacabka Gaalkacyo oo si aan loogu baran ugu hadlay mar kale Dagaalka Gaalkacyo

0

Shacabka Magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay go’aanka ay wada qaateen Madaxweynayaasha labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug.

Waxa ay sheegeen in ay soo dhaweynayaan Xabad joojinta iyo dadaalada nabadeed ee lagu joojinayo colaada Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-