DHAGEYSO:- Gabar Soomaaliyeed oo damaceeda Meel Sare gaaray, una tartameyso Xil Sare

0

Ilhaan Cumar waxay u tartameysay aqalka wakiilada Minnesota ee dalka Maraykanka. Markii ay codeysay.

Gaar ahaan xaafada 6 b ayaa gaartay guul ay ku faraxeen

Ilhaan ayaa ku guulaysatay in ay ka mid noqoto xildhibaanada Wakiilada Minsoto.

Ilahaan ayaa dadaal dheer u soo gashay in ay ka

Paul Thissen ayaa ku tilamaamay guulsha ilhaan in ay tahay mid lagu farxo oo waxbadan badan ka tarta bulshada Soomaaliyeed ee kunool dalka Mareykanka.

Ilhaan Cumar oo 34 sano jir u muslimah , waxaana ay caan ku tahay xirashada xijaabka xiligii ay ku jirtay olaha sidaasi waxaa yiri Paul thissebn.

Hoos ka Dhageyso Codka:-