DHAGEYSO:- Baaq Nabadeed oo ka soo baxay Xildhibaanada Cusub ee Puntland u matali doono Aqalka Hoose ee Baarlamaanka

0

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee dhawaan ku guuleystay iney ka mid noqdaan Aqalka Hoos ee Baarlamanka ee Puntland ka soo jeeda.

Waxa ay Warbaahinta ka sheegeen in ay muhiim tahay in meel loogu soo wada jeestay sidii loo joojin lahaa dagaalka.

Waxa ay sheegeen in xilligaan aysan shacabka agaalada Gaalkacyo aysan u baahneyn.

Hoos ka Dhageyso Codka:-