DAAWO:- Taageerayaasha Hillary Clinton oo la yaaban natiijada codadka iyo sida ay wax walba isu bedeleen

0

Taageerayaasha Hillary Clinton ayaa soo wajahay moraal dilaac aad u weyn, kaddib markii natiijooyin aan la fileyn ay ka soo korodhay cododka Gobolada Mareykanka ee shalay ka dhacday doorashada Madaxweynaha.

Musharaxa Donald Trump ayaa u muuqda mid ku guuleysanaya gobolo hor leh, kaddib markii Hillary Clinton ay lumisay Goboladii uu markii hore cododka ka heli jiray Xisbiga Dimoqraadiga.

Taageerayaasha Ms Clinton oo ku sugan xarunteeda New York ayaa soo wajahay xaalad adag, waxaana sawiro la soo qaaday muujineysa, iyagoo madaxa heysta, aragagax iyo madax jab ka heysta sida wax walba isu bedeleen.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

trump3 trump4 trump6 trump8 trump9