XOG CULUS:- Xasan Sheekh oo ka baqaya Nin ay isku cid yihiin inuu ku garaaco Tartanka Doorashada xilka Madaxweyne Soomaaliya-WAA KUMA ?

0

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa hadda waxaa soo wajahay walwal aan caadi ahayn, kaasi oo ku saabsan in uu aad uga fiigsan yahay Hal musharrax.

Xasan ayaa ka baqanaya musharaxa lagu magacaab Jibriil oo galaangal dheer sameeyey ayaa hadda u kamid noqday musharraxiinta u dhow iney ku guuleystaan xilka madaxweynaha dalka.

Xogta ayaa sheegeysa in Jibriil uu albaabo badan kasoo xirey Xasan Sheekh, islamarkaana sidoo kale yahay shaqsi ay ka dambeeyaan dalal badan oo reer Galbeed ah haba ugu horreyso dowladda Maraykanka.

Waxaa sidoo kale la sheegayaa in Xasan Sheekh isku dayayo inuu soo fur furo dhammaan wax walbo oo isku soo xirtay Jibriil, balse arrinta ayaan u noqon sidii uu rabay.

Xasan iyo Jibriil waa isku beel, balse siyaasadda ayaa qof walbo u leexineysa dantiisa iyo guushiisa, iyadoo Labadan hadda uu ka dhaxeeyo loolan adag oo dhanka siyaasadda ah.