TOP DHAGEYSO:- Waxgaradka Galmudug“Dagaalka Gaalkacyo hada ayuu bilow yahay,Gaas wuxuu shalay yiri waa la heshiiyay waa tuma cida uu la heshiiyay''

0

Qaar ka mid ah Waxgaradka Galmudug ayaa si adag uga hadlay Dagaaladda ka socda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxayna sheegeen in Dagaalkan uu bilow u yahay Maamulka Galmudug.

Mid ka mid ah Waxgaradka Galmudug ayaa sheegay in Gaalkacyo lagu kala bixi doono, ayana labada dhinac uu mid ka talin doonto.

“C/weli gaas waxa uu yiri waxa Puntland ku soo duulay, Daacish, Al-Shabaab, DF, Galmudug & UN-ka, Shalay waxa uu yiri in la heshiiyey waa tuma Cidda uu la heshiiyey” ayuu yiri.

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ayaa kacsan, waxana hadda ka socda Dagaal culus, iyaddoona Hanjabaado Culus ay ka soo yeerayaan labada dhinac.

HALKAAN KA DHAGEYSO