TOP DHAGEYSO:- Soomaalida ku nool Mareynkanka oo ka hadlay Doorashada dalkaasi ka dhaceysa iyo Shaqsiga ugu badan ee Soomaalida taageersan yihiin

0

Dadweynaha Mareykanka aya u dareeraya maanta doorashada Madaxweynaha dalkaasi maamuli doona 4ta Sano ee soo socota,waxaana ku tartamaya Haweeney Rug caddaa Siyaasadeed ah iyo Nin Ganacsade ah oo ku cusub Siyaasadda Mareykanka.

Labada Qof ee tartamaya waxba isuma reeban xilligii ololaha,waxaana ay ku kala aragti duwan yihiin dhankasta sida Dowladnimada,Ganacsiga,Soo galootigamJinsiga Muwaaddiniinta iyo Siyaasadda debadda.

Dadka ay doorashadaasi saameyneyso waxaa ka mid ah Soomaalida dalkaasi ku nool ee heysta dhalashada iyo kwua aan heysan.

Si ka duwan sidii hore ayey Sanadkan Soomaalida u codeynayaan,waxaana la qabo Dadka kale ee aan Mareykanka ahayn.

Haddaba sidee Somalida Mareykanka u arkaan doorashada maanta,yey u codeynayaan>,qaar ka mid ah ayaa ka hadlay

HALKAAN KA DHAGEYSO