TOP DHAGEYSO:- Maxaa uga soo baxay Micheal Keating Booqashadii uu Maanta ku tagay Goobo dhowr ah oo Garoowe ?

0

Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo soo gaarey magaalada Garoowe ayaa booqday qaar kamid ah xarumaha caafimaadka ee magaalada Garoowe.

Danjiraha oo uu weheliyey wasiirka caafimaadka ee dowladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa booqday xarumaha hooyada iyo dhallaanka ee ay maalgeliso qaramada midoobey.

Kadib booqashada mas’uuliyiinta wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa warbaahinta uga warbixiyey natiijada booqashadoodii maanta.

HALKAAN KA DHAGEYSO