DHAGEYSO WARBIXIN XIISO BADAN:- Waa kuma Donald Trump ? Xogo kaa qarsoon ka ogow Musharaxa Qeyla badan

0

Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota.

Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta.

Haddaba waxaan eegeynaa shaqsiyadda Donald Trump? Waa kuma Donald Trump?

HALKAAN KA DHAGEYSO WARBIXINTA