DHAGEYSO WARBIXIN ka hadleysa Amaanka, Siyaasada, Musuqmaasuqa,Halista Al-Shabaab Askareynta Caruurta iyo Xaaladihii ugu dambeeyay Soomaaliya

0

Kooxda QM ee kormeerka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa soo saartay warbixin sannadeedka ay labadaasi dal kaga hadasho.

Dhinaca Somalia, kooxdu waxey kaga hashay, ammaanka, siyaasadda, Mususqmaasuqa iyo maareynta hantida dadweyne, horumarka dowladda, halista al-Shabaab ee ammaanka, weerarada loo geysto dadka ka shaqeeya gargaarka, lunsashada iyo si xun u maareynta gargaaarka bani aadanimo, xayiraadii dhoofinta dhuxusha ee Qaramada Midoobay ee Somalia, askareynta caruurta, sida ay dowladda Somalia u hirgelisay waajibaadkii ka saarnaa cunaqabateyntii hubka ee laga qafiifiyay, iyo wada shaqeyntii ay kooxdu kala kulantay dhinacyada dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn intii ay kormeerkooda ku jireen sanadkan.

HALKAAN KA DHAGEYSO