DAAWO WARBIXIN XIISO BADAN:- Shacabka Muqdisho iyo Baraha Bulshada maxaa kala heysta ?

0

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Xiiso badan oo laga Diyaariyey Shacabka magaalada Muqdisho iyo Isticmaalka Baraha Bulshada, waxaana si gaar ah loogu soo qaatay BEERTA NABADA oo ah Halka inta badan Dhalinyaradu ay ku galaan Sawirada.

Sidoo kale waxaa laga Waramayaa Faa’iidooyinka Lagu qabo Baraha ay Bulshadu ku wada Xidhiidho, iyo Sidoo kale dhibaatooyinka lagala Kulmo mararka qaarkood.

HALKAAN KA DAAWO