DAAWO:- Banaanbax looga soo horjeedo Ahlu sunna Xiriirka ay la leedahay Puntland oo ka dhacay Guriceel

0

Banaanbaxani oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen Shacabka Guriceel ee gobolka Galgaduud ee Galmudug ayaa waxaa uu ahaa mid looga soo horjeeda kooxda Ahlsunna.

Shacabka reer Guriceel ayaa horjoogaha kooxdaasi ee sheikh Maxamed Shaakir ugu baaqay in uu si deg deg ah uga baxo casimada Galmudug ee Dhuusa Mareeb.

Sidoo kale Dadka Banaanbaxa Dhigayay aya ku qaylinayay Erayo ay uga Soo Horjeedaan Taarida iyo Wada Shaqaynta ka Dhaxaysa Puntland iyo Ururka Ahlusuna.

HALKAAN KA DAAWO