DAAWO MUUQAAL:- Culimada Galmudug iyo Puntland oo Dhinac kaga soo jeestay Colaada Gaalkacyo

0

Kulan ay Waqooyiga Gaalkacyo ay ku yeesheen Culumada Ahlusana Waljeeca Ee Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa ay kaga hadlen colaada ka taagan Magalada Gaalkacyo ee u dhaxeysa Maamulada Galmudug iyo Puntland .

Culumada ayaa Waxaa ay ugu baaqeen Labada Maamul in ay ka qeyb qaataan nabada iyo xasiloonida Magalada Gaalkacyo iyagoona dhinac kale ugu baaqay Saxaaafada Soomaliyeed in ay ka qeyb qaataan tabinta wararka nabadda ah.

HALKAAN KA DAAWO