TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. Shacabka Caabudwaaq Oo Ka Hadlay Dagaalada Gaalkacyo Iyo Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka Oo Lagu Eedeeyay Hurinta Colaada Gaalkacyo.

0

Caabudwaaq, 30-ka OKTOOBAR-2016:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.

Barnaamijkeena caawa waxaan kusoo qaadanaynaa Shacabka Caabudwaaq Oo Ka Hadlay Dagaalada Gaalkacyo Iyo Dowladda Sooomaaliya iyo Beesha Caalamka Oo Lagu Eedeeyay Hurinta Colaada Gaalkacyo.

Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media marka laga reebo habeenka Jimcaha ee Sabtida soo galeyso.

Waxaa Barnaamijkeena soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man isagoo ku sugan magaalada Caabudwaaq.

Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq.

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya