DHAGEYSO:- Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow “ Dhiiga weli ku daadanaya Magaalada Gaalkacyo Waxaa lagula Xisaabtamaya Gaas iyo C/kariin

0

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa ku baaqay in si wadajir ah loogu wada shaqeeyo Joojinta Colaada weli ka socota Magaalada Gaalkacyo.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Madaxda labada Maamul lagula Xisaabtamayo dhiiga weli ku daaadanayo Magaalada Gaalkacyo.

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in meel loogu soo wada jeesto nabadeynta iyo Xasilinta Magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-