DHAGEYSO:- Wasiirka Howlaha Guud oo amaanay qabka loo dhisayo Wadooyinka Muqdisho

0

Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Eng Saalax Sheekh Cusmaan ayaa ka hadlay dhismaha Wadooyinka waa weyn ee Muqdisho.

Waxa uu sidoo kale amaan u jeediyay Shirkada ka qeyb qaata dhismaha Wadooyinka waa weyn ee Muqdisho iyo sida ay u adeeceen talooyinkii ka soo baxay Wasaarada Howlaha Guud.

Waxa uu sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in meel loogu soo wada jeesto dhismaha Wadooyinka waa weyn ee Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-