DHAGEYSO WAREYSI:- Abwaan Guure oo Magaalada Burco ku booqday Abwaan Hadraawi oo Xanuunsanayo

0

Dhawaan waxaa magaalada Burco gaaray wafdi ka socda Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ee xaruntooda tahay magaalada Muqdisho.

Ujeedada socdaalka abwaanada ayaa ah sidi ay ay taageerro maaliyadeed u gaarsiin lahaayeen Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame Hadrawi oo maalmahanba ku xanuunsanayey magaalada Burco.

Afhayeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Cisman Cabdullahi Guure oo hadda ku sugan magaalada Burco ayaa ka waramaya Xaalada Guud ee abwaan Hadraawi.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Abwaan Guure:-

abwaan-guure