DHAGEYSO:- Taliye Bishaar “ Waxaa laga yaabaa in Wadooyin Muhiim aan Xerno Maalmaha soo socda Marka Shacabka ha inoo dulqaataan”..

0

Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay amaanka degmooyinka Gobolka Banaadir.

Waxa uu sidoo kale sheegay in shacabka loogu baahan yahay in ay si dhaw ula shaqeeyaan Hay’adda amaanka Dalka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in meel loogu soo wada jeesto sidii loogu hortagi lahaa Weerarada Al-Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka:-