DHAGEYSO:- Shirweynihii Xisbiga UCID ee Somaliland oo dib u dhacay iyo Feysal Cali Waraabe oo..

0

Maxamed Shabaasha Aadan Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Somaliland iyo Saraakiil kale oo Xisbiga ka tirsan ayaa Warbaahinta u sheegay in uu dib u dhac ku yimid Shirweynihii ay ku dhawaaqday Maxkamada Dastuurka Somaliland.

Maxamed Shabaasha Aadan Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Somaliland ayaa warbaahinta ugu warbixiyay sababta keentay in dib u dhac ku yimdi Shirkan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in bisha soo socota uu shirkan qabsoomi doono isla markaana la qaban doono.

Hoos ka Dhageyso Codka:-