DHAGEYSO:- Shir loogu hadlaayay Isbedelka Cimilada oo Koofur Afrika lagu soo gabagabeeyay

0

Shir Balaaran oo loogu hadlaayay Isbedelka Cimilada Aduunka gaar ahaan Qaarada Afrika ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay Dalka Koofur Afrika.

Shirkan ayaa waxaa uu soconaayay Muddo 3 Malain ah, waxaana ka soo qeyb galay ku dhawaan 90 Dowladdood oo ay Soomaaliya ku Jirto.

Shirkan ayaa waxaa Dowladda Soomaaliya u matalaayay C/risaaq Maxamed Maxamuud oo ah Agaasimaha deegaanka ee Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya warbaahinta ayuuna la hadlay Shirka ka dib.

Hoos ka Dhageyso Codka:-