DHAGEYSO:- Sheekh Maxamed Shaakir oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay iyo ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya

0

 

Sheekh Maxamed Shaakir oo ah Madaxweynaha Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe ee Soomaaliya ayaa ka hadlay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee deegaanada qaar ee Dalka.

Waxa uu Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay ku fashilan tahay in ay hesho Ciidamo badalo kuwa Itoobiya, Kenya iyo Uganda ee ku sugan Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in ciidanka AMISOM aysan ka faa’idaysan dowladda Soomaalida ,madaam uu sheegay sababta ciidanka AMISOM loo keenay  dalka in ay aheyd in lagu dhiso ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed.

Hoos ka Dhageyso Codka:-