DHAGEYSO:- Shacabka Muqdisho oo Fariin deg deg ah u diray QM

0

Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa siyaabooyin kala duwan ugu hadlay qoraalkii ka soo baxay QM ee ku aadanaa inan Xubnaha Aqalka lagu soo darin Hogaamiye Kooxeedyadii dalka.

Waxa ay sheegeen in QM ay ku qaldan tahay iney arrimha soomaaliya si toos ah ugu hadasho.

Waxa ay ugu baaqeen in ay faraha kala baxanaan Xubnaha labada aqalka ee Hoose iyo Sare isla markaana aan loo baahneyn iney faraha la galaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-