DHAGEYSO:- Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Sh/Dhexe oo hal Arrin Walaac ka muujiyay

0

Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee ka soo jeeda Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa walaax ka muujiyay qaabka loo soo xulayo Xildhibaanada Aqalka Sare ee Maamulka HirShabeelle.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in Madaxda Dowladda ay wadaan iney dad gaar ah geystaan oo ay qortaan Xildhibaanada Aqalka Srae ee Baarlamaanka.

Nabadoonada iyo Odayaash ayaa sidoo kale Warbaahinta ka sheegay in ay muhiim tahay in howsha loo Madax banaaneeyo Odayaasha dhaqanka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-