DHAGEYSO:- Axmed Madoobe oo sheegay hadal ay ka naxeen Madaxda Dowladda iyo Saraakiisha AMISOM

0

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ku baaqay in si deg deg ah dalka guud ahaan loogu saaro Ciidamada Shisheeye ee Jooga.

Waxa uu sheegay in ay qalad tahay in ay dalka sii joogaan maadama sida uu sheegay ay ka baxayaan ama ay baneenayaan deegaanadii ay joogeen.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in la helo Ciidamo Soomaaliya oo Tababaran isla markaana qalabkooda iyo lacagtooda mushaarkooda loo dhameystiro.

Hoos ka Dhageyso Codka:-