DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Yuusuf Dabageed oo diiday Xilka laga qaaday, been abuurna ku tilmaamay xil ka qaadistaasi

0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo Goor dhaw aan la Xiriirnay ayaa beeniyay in lagu soo war geliyay xil ka qaadistii lagu sameeyay.

Waxa uu sheegay in uusan ka warqabin xil ka qaadista isla markaana uu ka mqlay oo keliya Warbaahinta.

Waxa uu sheegay in uu diyaar u yahay in xilka uu wareejiyo balse si wanaagsan in loo maro ay wanaagsan tahay xil ka qaadista lagu sameynayo.

Hoos ka Dhageyso Gudoomiye Yuusuf Dabageed:-