Arrin la yaab leh oo ka dhacday Dalka Sacuudi Carabiya

0

Lamaane u dhashay Sacuudiga ayaa waxay is qabeen muddo 2 saacadood oo keliya, kadib, markii uu Caruuska ka laabtay Nikaaxa cusub ee uu ku mehersaday Xaaskiisa.

 

Sida uu daabacay Wargeyska OKAZ ee ka soo baxa Sacuudiga waxa uu Caruuska sheegay inuu Xaaskiisa furay, kadib, markii ay jebisay Ballan ay horey u galeen oo ku aadan inaysan Qoysaskooda marnaba Sawirada Xafladda Arooskooda ku baahinin Baraha Bulshadda, sida Snapchat, Instagram ama Twitter. Lamaane u dhashay Sacuudiga ayaa waxay is qabeen muddo 2 saacadood oo keliya, kadib, markii uu Caruuska ka laabtay Nikaaxa cusub ee uu ku mehersaday Xaaskiisa.

 

Sida uu daabacay Wargeyska OKAZ ee ka soo baxa Sacuudiga waxa uu Caruuska sheegay inuu Xaaskiisa furay, kadib, markii ay jebisay Ballan ay horey u galeen oo ku aadan inaysan Qoysaskooda marnaba Sawirada XafladdaArooskooda ku baahinin Baraha Bulshadda, sida Snapchat, Instagram ama Twitter.

arooskii