TOP DHAGEYSO:- Sheekh C/raxmaan Salaad Diirshe” Nabada Gaaalkacyo Waxaa Kawada Hadli Kara Dadka Deegaanka ah Waxa laysku hayana Yaqaan”.

0

Sheekh C/raxmaan salaad Diirshe( Qoordheere) oo kamida culimada gobolka Mudug kana mid ahaa goobjoogayaashii 1993 Gaalkacyo lagu soo wada dagay waxaana uu sheegey in heshiiskaas aysan ku jirin siyaasada lagana hishiin.

Nabada Gaalkacyo ayaa xusey inay ka wada hadli karaan dadka deegaankaa ee Gaalkacyo u dhashay in dheer garadkaa waxa laysku hayo yaqaan waxna kawada dhexeeyaan ay nabada ka hadli karaan loona baahan yahay inay meel isla dhigaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO